header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829



Qur'an iyo Subac

GABDHAHA XULKA QARANKA KUBADDA KOLEYGA DALKA SOOMAALIYA OO XAFLAD QARAN LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA MANCHESTER‏ | Suarez Soo Noqoshadiisii Oo Barbardhac Goolal La,aan Ah Ku Dhamaaday Iyo Mukulaal/bisad Ku Sigatay Inay Banado Ciyaarta | Somali umpires end ITTF course.

Headlines

GABDHAHA XULKA QARANKA KUBADDA KOLEYGA DALKA SOOMAALIYA OO XAFLAD QARAN LOOGU SAMEEYAY MAGAALADA MANCHESTER‏

image By Yusuf MAY February 06,2012
Xaflad aad u qurux badan oo lagu soo dhaweynayay gabdhaha xulka Qaranka Kubadda Koleyga dalka Soomaaliya ee guulaha wanaagsan ka keenay ...
back pause forward Full story »

Latest News

By Mussa M. Nasir on February 03,2012

Many Christians Converted To Islam After This Lecture!


imageMuslims believe that Jesus peace be upon him according to the Holy Quran is a wonderful, humble, generous messenger of God who came down and revealed God's words to his people, the people of Israel. Muslims do not believe that ... [full story]


By Maxamed Xaaji Xuseen Raage on February 02,2012

MA CIYAAR HAYBAD QURXOON MISE DAGAAL LAGU HOOBTAY..??!


image2 Feb 2012: Isla markii uu garsoorku firimbiga afuufay kulan maxalli ahaa oo dhex marayay kooxaha AL MASRI V AL AHLI ayaa waxaa garoonkii sidii daad oo kale ugu soo shubmay taageerayaasha kooxda AL MASRI oo markaa 3-1 ku hogaamineysey kooxda martida ... [full story]


By Mohamud Ismail on February 02,2012

73 qof oo ku naf waayey cayaar dhexmartay kooxaha Al-Masry iyo Al-ahly ee dalka Masar.


imageUgu yaraan 73 qof ayaa ku naf waayey, boqolaal kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii taageerayaasha labada kooxood ee Al-Masry iyo Al-Ahly ay isku gacan qaadeen cayaar ka tirsanayd tartanka horyaalka dalkaasi oo ka dhacaday magaalada Port Said ee ... [full story]


By Somali Football Media Departme on January 30,2012

Horyaalka K/ Cagta Jaaliyada Soomaaliyeed ee Jidda oo furmaya


imageMaamulka Kubada cagta jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jiddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaaa shaaca ka qaaday in dhawaan u magaaladdaasi ka qabsoomi doono tartanka horyaalka Jaaliyada oo sanad kasta la qabto. War saxafadeed uu soo saaray guddoomiyaha Jaaliyada Soomaalida ee ... [full story]


By Mussa M. Nasir on January 30,2012

Horumarinta Ciyaaraha Somaliland Kusoo gabogabeeyey Magaalada hargeysa


imageXaflad lagu soo xidhayo siminaar muddo 2 cisho ah uga socday xidhiidhka kubada cagta ee jsomalilandayaa saaka ka qabsoomay hotel maansoor ee magalada hargeisa xidhitaan ka siminaar kaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka ... [full story]


By Mohamed Busuri on January 30,2012

Ururka Horumarinta kubada koleyga Qurbojoogta.


imageShirar kala duwan oo baryahan u socday bulshowaynta isboortiga, gaar ahaaan kubadda koleyga ee ku kala firirsan Europe , North America, iyo dalka gudahiisa , gaar ahaan asxaabta kubadda koleyga ayaa gunaanadkiisa waxaa la isku raacay in la abuuro urur ... [full story]


By Jaahuur-Ottawa on January 28,2012

Koobka Africa Oo Si Xargo Leh U Socda


imageAkhyaartay waxaynu barnaamijkeena ciyaaraha ku lafa gureynaa Cup Of Nation oo si xarago leh uga socda waddamada Equatorial Guinea/Gabon Koobkan oo aad u qiima badan lagana xuso labadii sanno mar qaaradda Afrika ayaa sannadkan cusub waxaa nasiib u yeeshey ... [full story]


By Somali Sports, Sports News on January 28,2012

London Futsal Tournament (LFT 2012)


imageBishaaro Bishaaro Bil Kheyr dheh waxaa magaalada London laga hirgalinayaa Koob loogu magac darey London Futsal Tournament ''LFT 2012''.Koobkan oo lagu wado qorshe fog oo lagu doonayo in caruurta iyo da'yarta Soomaaliyeed ee degan magaalada London iyo Gobalada UK in ... [full story]


By Yusuf MAY on January 27,2012

Magaalada Nairobi waxaa gaarey rug cadaa odey isboorti mudane Cabdulqaadir Xuseen Bootaan ''Isoomareey''


imageWaxaa magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi gaarey rug cadaa odey isboorti mudane Cabdulqaadir Xuseen Bootaan ''Isoomareey'' kasoo shaqo iyo nasiino u aadey Afrika, Mudane Isoomareey oo aan isku aragney habeenimadii Axadda ayaa isheegay inuu halkaasi gaarayo lagana yaabo inuu soo booqdo ... [full story]


By Deeyo on January 27,2012

Drogba Iyo Manucho Oo Min 3 Dhibcood U Xalaaleeyay Dalalkooda Ivory Coast Iyo Angola Ciyaaraha Qaramada Afrika 2012 Fiirso Goolasha Video.


imageDalalka Ivory Coast iyo Angola ayaa ka kala adkaaday labada dal ee Sudan iyo Burkino Faso markii ay isku haleeleen ciyaaraha qaarada Afrika ee sanadkan 2012ka. Kulankii hore ayey Ivoery Coast 1 gool kaliya uga adkaadeen dalka Sudan oo waqti ... [full story]


mosque
hajj2
zakaria03
keynaans_flag_01
jama_aden Coach of the Year Jama Aden
mohamed_salim5_400 Soccer Coach Mohamed Salim
mandela_cup_small
semcay_logo
English TV's Live
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author

More News

eXTReMe Tracker