header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031



Qur'an iyo Subac

Magaalada Nairobi waxaa gaarey rug cadaa odey isboorti mudane Cabdulqaadir Xuseen Bootaan ''Isoomareey'' | Drogba Iyo Manucho Oo Min 3 Dhibcood U Xalaaleeyay Dalalkooda Ivory Coast Iyo Angola Ciyaaraha Qaramada Afrika 2012 Fiirso Goolasha Video. | Magan Tahir oo ku guuleystay tartanka horyaalka kubadda miiska ee Leeuwarden Friesland

Headlines

Magaalada Nairobi waxaa gaarey rug cadaa odey isboorti mudane Cabdulqaadir Xuseen Bootaan ''Isoomareey''

image By Yusuf MAY January 27,2012
Waxaa magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi gaarey rug cadaa odey isboorti mudane Cabdulqaadir Xuseen Bootaan ''Isoomareey'' kasoo shaqo iyo nasiino u ...
back pause forward Full story »

Latest News

By Deeyo on January 22,2012

2 Manchester Oo Markii Labaad Lagdin La Helay Kooxaha Reer Waqooyiga London Ee Tottenham Iyo Arsenal


imageMar kale ayey labada kooxood ee ka dhisan magaalada Manchester ee City iyo United ka qaateen 3 dhibcood oo xalaal kooxaha ka dhisan Waqooyiga magaalada London ee Tottenham iyo Arsenal.Kulankii hore oo aad u xiisa badnaa ayey Manchester City uga ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on January 22,2012

The 3rd Generations for Peace program held in Somalia


imageFunded by the Jordan-based Generations for peace, the 3rd edition of Generations for peace program has been implemented in the semiautonomous northeastern Somali state of Puntland under the auspice of Somali National Olympic committee which is partner with the Generations ... [full story]


By Saeed Mire on January 22,2012

Tartanka Daimler cup oo lagu qabtay Soomaaliya.


imageGuddiga Olombikada Soomaaliyeed ayaa si guul ah kusoo gabagabeeyay tartanka Daimler Cup oo ka dhacay xarunta cusub ee OlympAfrica ay ku ku yeelaneyso dalka Soomaaliya oo ku taala magaalada Garowe ee xarunta maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Waxaa ... [full story]


By Shiikha on January 22,2012

Halyeeyo Isboorti oo booqasho sharaf ugu tagay Axmed Cabaas Busuri


imageQaar ka tirsanaa cayaaryahannadii hore ee qaranka Soomaaliyeed ee kubadda cagta iyo koleyga ee ku nool gobolka Minnesota ayaa booqasho gaaban ugu tagay halyeygii caanka ahaa ee qaranka Soomaaliyeed kubadda Cagta iyo naadigii Muqdisho Axmed Cabaas Busuri oo isagu ku ... [full story]


By Muuse Osman on January 21,2012

African Cup of Nations ( dalka ugu hanashada badan, ciyaaryahanka ugu gool dhalinta badan ... )


imageKoobka kubada cagta ee Qaramada Africa waa tar tanka caalimiga ah ee ugu muhiimsan Qaarada Africa, Tar tankaas oo labadii sanaba mar la qabto Waxaa qaban qaabiya xiriirka kubada cagta Qaarada Africa ( CAF ) Confederation of African Football wuxuuna ... [full story]


By C/xafiid C/samad Zaciimka on January 20,2012

Tartan kubadda cagta ah oo ka soconaya garoonka Xararyaale ee degmada Wardhiigley


imageMaamulaha tartanka kubadda cagta ee nabadda ee ka soconaya garoonka Xararyaalle Ex-Minishiibiyo ee degmada Wardhiigleey Abuukar M. Sheikh (Afweyne) ayaa sheegey in ciyaarahaasi ay haatan marayaan meel aad u xiiso badan, kaasoo aysan fileyn markii hore.Abuukar oo dhinaca kale ah ... [full story]


By Mohamud Ismail on January 20,2012

Agaasimaha wasaaradda Sport ga Soomaaliya oo sheegay in la qabanayo cayaarihii gobolada dalka.


imageAgaasimaha wasaaradda shaqada iyo sport ga ee dawladda ku-meelgaarka ah ee Soomaaliya Aways Sh Xadaad oo booqasho ku jooga magaalada London ee dalkan Uk ayaa sheegay in wasaaradda sport ga soomaaliyeed qorshaynayso in ay qabtaan tartankii caanka ahaa ee cayaaraha ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on January 19,2012

Gudoomiyaha ururka suxufiyiinta isboortiga Soomaaliyeed oo kaqayb galay shirkii suxufiyiinta aduunka


imageShirweynihii 75-aad ee suxufiyiinta isboortiga aduunka ayaa waxaa uu baryahanba kasocdey Magaalada Innsbruck ee wadanka Austeria. Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalay oo soomaaliya u matalayey Ururka Suxufiyiinta Isboortiga Soomaaliyeed waxaana hoggaaminayey oo shirkaas ka qayb galay guddoomiyaha ururkaas Abdiaziz Godah. ... [full story]


By SomalSports on January 18,2012

Horumarinta Ciyaaraha Somaliland Kusoo gabogabeeyey Magaalada hargeysa


imageXaflad lagu soo xidhayo siminaar muddo 2 cisho ah uga socday xidhiidhka kubada cagta ee jsomalilandayaa saaka ka qabsoomay hotel maansoor ee magalada hargeisa xidhitaan ka siminaar kaa ayaa waxaa kasoo qaybgalay Agaasimaha guud ee wasaarada dhalinyarada ciyaaraha iyo dhaqanka ... [full story]


By A. Tarabi on January 18,2012

Ma doonaysaa in aad ka qaybqaadato horumarinta sport ga Soomaaliyeed?


imageGuddiga Olymbikada Soomaaliyeed (GOS) ayaa warbixin uu saaray waxa uu ku sheegay in ay danaynayaan in ay la xariiraan isla markaana fikirkooda maqlaan bahwaynta sport ga jecel ee ayagu danaynaya ka qaybqaadashada horumarinta sport ga dalka balse u arka in ... [full story]


mosque
hajj2
zakaria03
keynaans_flag_01
jama_aden Coach of the Year Jama Aden
mohamed_salim5_400 Soccer Coach Mohamed Salim
mandela_cup_small
semcay_logo
English TV's Live
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author

More News

eXTReMe Tracker