header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930

Newsletter
Subscribe to newsletter:




By Abdirahman Mire on January 07,2013

KOOXDA HOWLWADAAG OO AY KA BADISAY BUUNDOWEYN


imageMunaasabad balaaran oo xariga looga jarayay garoonka kubadda cagta lamagalaay ee magaalada Beledweyne kaasoo ay dayactir ku sameeyeen ciidamada aan walaalaha nahay ee Jabuuti. Xafladda ...


By Shafi’i Mohyaddin Abokar on January 07,2013

Khabiir Soomaali ah oo loo magacaabay in uu kormeero garoomada K/cagta Eritrea


imageIsagoo ah wakiil buuxa oo ka socda xiriirka kubada cagta Africa ee CAF ayaa khabiir ka socda xiriirka Kubada cagta Soomaaliya Dr. Xasan Maxamed Maxamuud ...


By Cabdifataax Axmed on January 14,2013

Boorama: Xulka Kubada Cagta G/Awdal Oo Muran Xoogani Ka Dhex Taagan Yahay & Isqabqabsi Ka Dhex Dilaacay.


imageMuddo 7-cisho ku siman xili ay ka hadhay furitaanka Tartanka Kubada Cagta ee gobolada Somaliland oo ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa waxaa gudaha Boorama ka ...


By Abdirahman Mire on January 11,2013

DIYAARGAROWGA CAYAARAHA KUBADDA KOLEYGA


image   . . Diyaargarowgii uu Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Kolaygu ugu jiray tartanka dalalka ku wada jira Zone ka shanaad ee bishan 27 keeda ka furmi doona magaalada ...


By Abdirahman Mire on January 10,2013

Tacsi


imageInna lillahi wa inna ilayhi raji'un. Anigoo ku hadlayo magaca shabkadda somalisc.com waxaan tacsiyo ugu direynaa qoyskii, ehelladdii Iyo dhammaan GOS iyo ummadda soomaaliyeed geeriddii naxdinta ...


By Shaafici Muxuyadiin on January 13,2013

Howshii goglidda cowska Stadium Banadir oo la dhameystiray.


image Gabagabada dhigista cowska artifishalka ee garoonka stadium Banadir ayaa waxaa ay astaan u tahay in uu soo dhamaaday wajigii hore ee dhismaha garoonka, sida uu ...


By Xassan waraabacadde on January 14,2013

Ma haboontahay in laqabto Cayaaraha Gobolada? sideese loo dhisi karaa Xidhiidho tayo leh?


image  Runtii waxaan qalinka u qaatay in aan waxoogaa ka iftiimiyo halka aaynu cayaaraha ka maraayno inagoo ku abtirsanaayna mudo 21 sanadood ah oo Somaliland ...


By Lafoole MN on January 14,2013

Ka Faaiidayso:BARBAARINTA ILMAHA EE WANAAGSAN!HALKEE LAGA BILABAA


imageHalkee laga bilabaa barbaarinta ilmaha ee wanaagsan? waa su´aal aad muhiim u ah, una baahan inaan si wanaagsan uga fikirno, jawaab sax ahna ka bixino. ...


By Sunni Said Salah on January 14,2013

Horyaalka Mudug oo Galkacyo ka furmay


image   kubadda cagta ee Cawaale stadium ee magaalada Galkacyo waxaa ka furmay horyaalka heerka 1aad ee kooxaha kubadda cagta gobolka Mudug, kaasoo ay ka qeybgalayaan 10 ...


By Salah Hassan Omer [Salah Dheer on January 14,2013

Xulka koleyga Soomaaliya oo ku sii jeeda Tanzania


image Wiilasha xulka kubadda koleyga Soomaaliya ayaa ka qeyb galaya tartanka Bariga iyo Bartamaha Africa kaasoo 21-ka January 2013, ka furmaya Tanzania, iyadoona wafuud kala gedisan ...



 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
ing._mansur_ali
أجمل محاضرة للإعجاز العلمي في القرآن
logo_d._h._muqdisho Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
eXTReMe Tracker