header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031

Newsletter
Subscribe to newsletter:


Qur'an iyo Subac

email Email to a friend | print Print version | comment Comments (0 posted)

Koobkii Koobabka ee Jeneraal Daa'uud ee sanadkan 2013

By Abdirahman Mire on March 16,2013

image

Waxaa taariikhdu markey aheyd 15/03/2013 si rasmi ah loogu qabtey xarunta Jaaliyaddaha ee magaaladda Jeddah Boqortooyadda sacuudi carabiya Xafladdii ama Munaasabaddii qorituurka ee Koobkii Koobabka ee Jeneraal Daa'uud ee sanadkan 2013 waxaana Koobkan ka soo qeyb galey 24 kooxood iyadoo loo qebiyey 4 qeybood ama ( 4 Group ) oo qeybtii ay ku jiraan 6 koox.

cimg0730_400_02

Xafladdaas oo ay soo agaasimeen ama ay soo Qabanqaabiyeen Maamulka Xirriirka Kubbadda Cagta ee Jaaliyadda Soomaaliyeed Magaaladda Jidda iyo Bahda Wacyigelinta ee Jaalliyadda Soomaaliyeed e magaaladda Jidda.

cimg0733_400
cimg0735_400

Haddaba waxaa halkaasi qudbaddo ka soo jeeddiyey Mas'uuliyiinta Maamulka Xirriirka Kubadda cagta iyo Mas'uuliyiinta Wacyigelinta sidoo kale waxaa halkaasi goob joog ka ahaa dhamaan kooxihii 24ka ahaa ee ka qeybqaadanaayey Tartankan koobka Jeneral daa'uud 2013.

cimg0734_400
cimg0736_400

waxayna kooxaha kala yihiin :
Jubba Airweys - Somali Fruit - Banaadir - Jowhar FC - Midnimo - Xidigaha Kakane - madino stars - Lafoole - SYL - Dharkanley - Howlwadaag - Iftin Star - Dekedaha - Sharbatle Ajakis - Xamarjajab - Batroolka - Olypic - Fc Alba - KPP - Halgan - Boondheere - Bakool - Jowhar United.

cimg0731_400

Iyadoo Ciyaarta Furitaanka ah Nasiibka u yeeshay Kooxaha Jubba Airways iyo Somali Fruit. Munaasabadaasi waxaa misna aan ka maqneyn warbaahin TV Qaranka SNTV iyo Home Cable TV waxaa Natiijooyinka kala socon kartaan Website kan dhamaan Ciyaaraha tartanka 
Guddoomiyaha Maamulka Xiriirka kubbadda cagta Md. Maxamed Aweys axmed


Jedsomsport@hotmail.com
Jedsomsport@gmail.com 


100 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00 (total 1 votes)
comment Comments (0 posted)
 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
banadir_01 Tartanka kubada cagta ee gobolka bandir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden
Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed

More News

eXTReMe Tracker