header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930

Newsletter
Subscribe to newsletter:


Qur'an iyo Subac

email Email to a friend | print Print version | comment Comments (0 posted)

Guuldaraddii Barcelona iyo wargeysyadda

By Abdirahman Mire on February 21,2013

image

Guuldaraddii ku dhacday Barcelona ayaa waxaa wargeysyadda hadal hayaan sidii ay Ac Milan ku baddisay, iyaddoo in dhawaa tababaraha adduunka ugu qaalisan ee Jose Mourinho isku dayay in uu mar uun keenno habka ugu wanaagsan ee layskaga dhicin karo. Taas ma uusan ku guulaysan mar wax laga weydiiyey saxafiga caanka ah ee la yiraahdo Ashley Gray oo ah qoraa ka tirsan jariirada Daily Mail ayaa sheegasy in Milan laga bartay qaab ka duwan wixii uu Jose Mourinho dadka usheegi jiray in la isaga celin karo kooxda Barcelona.

barcelonamilan3_400

AC Milan ayaa banooni loo riyaaqo iyo guul daro isugu dartay kooxda loo arko mida ugu wanaagsan aduunka ee Barcelona ,laakin guul daradaas ka sokow saxafigaan Brtish-ka ah ayaa sheegay in Milan laga qaadan doono shaxdii xalay. Ashley Gray ayaa kula taliyay Real Madrid iyo Manchester United in ay qaataan qaab ciyaareedkii xalay ee kooxda AC Milan oo ah mid aduunku uu ku joojin karo Barcelona.

nuwmtwgmjay_400

Mararka qaar waxaan islahaa 10 sano ayey qaadan doontaa in la dhiso koox u babac dhigi karta Barcelona, laakinse Milan ayaa noo sheegtay shax fudud oo looga badin karo Barca waana in middaas ay kooxuhu qaatan gaar ahaan Man United iyo Real Madrid oo u nugul dhibaatadda Barca ayuu Ashley Gray ku qoray cadadkii maanta ee Daily Mail.


85 times read

Did you enjoy this article?

1 2 3 4 5 Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00Rating: 5.00 (total 1 votes)
comment Comments (0 posted)
 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
banadir_01 Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden
Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed

More News

eXTReMe Tracker