header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930




International Sports



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Yusuf Yusuf on June 30,2008

Tartamada cayaaraha Soomaalida ee Qurbaha kana dhacaya Canada, USA, Sweden iyo England ( Sax iyo Khalad)


imageWaxaan faalada maanta ku soo qaadanayaa tartamada kubada cagta ee lagu qabto xiliyada xagaaga ama fasaxa ah wadamada Soomaalida qurba joogta ay ku nool yihiin sida hada Canada, England Sweden iyo USA.    Waxaa dalalka galbeedka  ku nool Soomaali ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 05,2007

Eto'o oo sheegay in uu si buuxda uga soo kabsaday dhaawac gaaray bishii Agoosto


imageCayaaryahan Samuel Eto'o ayay kooxaha caafimadku u ogolaadeen in uu garoomada soo gali karayo,waxaana tababaraha Kooxda Barcelona ee uu cayaaryahankani ka tirsan yahay Frank Rijkaard uu sheegay in Samuel Eto'o uu ka qeyb qaadan doono cayaaraha 4-ta ah ee ka ... [full story]


By Yusuf Yusuf on December 04,2007

Spanish Press oo sheegay in Chelsea rabto Drenthe inay la wareegto sanadka cusub 2008


imageJaraaidka  ka soo baxa Spanish sports daily Marca ayaa sheegay in kooxda Chelsea si rasmi ah u daneyneysa  inay ka soo wareegsadaan ciyaaryahanka  Royston Drenthe bisha janaayo ee sanadka cusub 2008 Ciyaaryahanka kan oo u dheeli jirey kooxda Feyenoord Holand ... [read document]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 04,2007

Xulka Kubada cagta Benin oo ku soo tababar qaadanaya Brazil ka hor cayaarha Cup of Nations-ka


imageXulka kubada cagta dalka Benin ayaa ka hor inta aanay bilaaban cayaaraha cup of nations-ka ee 2008-da, waxaa ay tababar kusoo qaadanayaan xero ku taala dalka Brazil.   Tababarka xulka Benin ay ku qaadanayaan dalka Brazil ayaa bilaabmaya 16-ka bishan aanu ... [full story]


  • NATIONAL OLYMPIC COMMITTEES
      {SUB_CATEGORY_MENU}

  • mosque
    eurosom_logo_s_01 soamli_s_uk1 keynaans_flag_01
    mandela_cup_small
    semcay_logo
    English TV's Live
    Most Popular
    Most Commented
    Most E-mailed
    Featured Author
    eXTReMe Tracker