header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728




News



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 05,2007

Kaaliyaha Xoghayaha Xiriirka K/Laliska Sahro Xasan oo munaasabad qado sharaf ah u sameyneysa Madaxda GOS iyo Macalinka caalamiga ah Mr George Appadoo.


imageHoyga ay magaalada Muqdisho ku leedahay  kaaliyaha Xoghayaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubabda Laliska Sahro Xasan Socdaal ayaa waxaa ka soconaya diyaar garowga loogu jiro munaasabad qado sharaf ah oo ay u sameyenyso Madaxada Guddiga Olombikada Soomaaliyeed iyo macallin caalami ah oo ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 05,2007

Urur ay leeyihiin cayaartoydii cuslaatay ee kubbada cagta oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho.


imageMunaasbad maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaqay urur ay leeyihiin cayaartoydii gabowday ee kubbada cagta Soomaaliya,iyadoo la sheegay in xubinimada ururkuna ay u furan tahay cayaartoyda da’da yar ee xilligan.   Munaasaabadii lagu maamuusayay ku dhawaaqista ururkan ayaa waxaa ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 05,2007

Gool hayihii 2-aad ee qaranka Xasan George “Xulka qaramnka guul darooyinka waxaa u keena arrimo dhowr ah”


imageGool hayihii labaad ee xulka qaranka Soomaaliyeed xilligii bari samaadkii Xasan Sheekh Aweys George oo maanta ka hadlayay munaasabad looga dhawaaqayay urur ay ku midoobeen cayaartoydii cuslaatay ee qaranka ayaa ka hadlkay asbaabaha keena guul darrooyinka is daba joogga ah ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 06,2007

Maamulaha Kooxda Derby, Paul Jewell oo baadi goob ugu jira cayaaryahano uu ka mid yahay Kevin Kilbane


imageMaamulaha Cusub ee Derby County Mr Paul Jewell,ayaa warar isi soo tarayaahi waxaa ay shegayaan in uu qorsheynayo heshiisyo in uu la galo cayaaryahanada kala ah  Gary Speed oo uu kasoo qaadanayo kooxda Bolton Wanderers iyo Kevin Kilbane oo uu ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 06,2007

Rijkaard “Wararka la isla dhex yaacayo wax saameyn ah kuma yeelanayaan Sumcadayda”.


imageMaamulaha kooxda barcelona ee dalak Spain  Frank Rijkaard,ayaa ku gacan seyray warar ay warbaainta caalamku isla dhex qaaday oo sheegayay in uu doonayo in uu u wareego Chelsea ee ka dhisan dalka Ingiriiska.   Tababarahan u dhashay dalka Holand waxaa uu ... [full story]


By Mussa M. Nasir on December 06,2007

Scientific Proofs- Allah Hates Us To Sleep on Stomach


image      [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 06,2007

Guddoomiye ku xigenka GOS ee xiriirka caalamiga ah Mr Duran Farah oo ka qeyb galaya Shir Caalami ah oo ka socda Dalka France.


imageGuddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee Xiririka caalamiga ah Duran Ahmed Farah ayaa khudbad dheer oo taabaneysay xaalada Soomaaliya ka jeediyay kulan weynaha caalamiga ah ee ka soconaya magaalada Monaco ee dalka faransiiska.   Shir weynaha caalamiga ah ee loogu ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 06,2007

Masuul sare oo ka tirsan guddiga Olombikada Soomaaliyeed oo la kulmay la taliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.


imageGuddoomiye ku xigeenka guddiga Olombikada soomaaliyeed ee xiriirka Caalamiga ah Mr. Duran farah oo haatan ku sugan Magaalada Monaco ee dalka faransiiska ayaa kulan gaar ah la qaatay la taliyaha xoghayaha guud ee Qramada Midoobay ugu qaabilsan xagga horumarka iyo ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 07,2007

Madaxda GOS oo Tacsi U diraya cayaaryahan Hore Witig oo wiil uu dhalay uu maanta geeriyooday.


imageGuddoomiyaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee GOS C/Qaadir Ibraahim Gacal (Abkow),gudoomiye ku xigeenka 1-ad ee GOS Aadan Xaaji Yabrow Wiish,Guddoomiye ku xigeenka GOS ee xiriirka caalamiga ah, Duran Axmed Farax,Guddoomiye ku xigeenka GOS ee arrimaha Xiriirrada Xaaji cabdi Cilmi Warsame, Guddoomiye ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on December 07,2007

Shabakada ururka saxafiyiinta isboortiga aduunka oo maanta war bixin dheer ka qortay khudbadii uu Guddoomiye ku xigeenka GOS ka jeediyay Shirkii Monaco ee maanta soo dhamaaday iyo kulankii uu la yeeshay sakaal ka tirsan UN-ka.


imageShabakada wararka ee ururka saxafiyiinta Isboortiga aduunka oo si weyn uga hadasha dhaq dhaqaayada isboorti ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta lagusoo daabacay war bixin dheer oo ku saabsan kulan caalami ah oo uu ka qeyb galay guddoomiye ku xigeenka GOS ... [full story]



mosque
kcagta1_copy
semcay_logo_01
sweekbball2010
ntl2_01_01
English TV's Live
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
eXTReMe Tracker