header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930




News



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Salah Hassan Omer [Salah Dhere on September 02,2010

Xiddigtii LLPP/JEENYO Xaawo Taako oo lagu soo dhaweeyay Masar


imageCCAIRO: Dalka Masar magaaladiisa Qaahira waxaa ka dhacay kulan Ciyaareed aad u xiiso badan oo dhinaca Kubada Koleyga laguna soo dhaweynayay Ciyaarhanadii hore ee xulka Qaranka gabdhaha Kubada koleyga Soomaaliyeed kana mid aheyd Naadiga LLPP Jeenyo Marwo Xaawo Sheekh Axmed ... [full story]


By Mussa M. Nasir on September 02,2010

FIBA World Championships 2010 in Turky


imageXoghayaha guud ee XSKK Eng Baana Cali, ahna Gudoomiyaha suuqgeynta (Head of Marketing for Fiba) ee wadamada geeska Afrika ayaa lagu casumey in uu ka qeyb galo tartanka kubada koleyga ee aduunka (FIBA World Championship) oo ka dhacaya wadanka Turkiga. Casumaadan ... [full story]


By Mohamud Ismail on September 02,2010

Uefa oo ka mamnuucday qalabka codka dheer ee loo yaqaan Vuvuzelas cayaarahooda.


imageXiriirka kubadda cagta ee qaaradda yurub (Uefa) ayaa garoomada ay ka dhacyaan cayaaraha ay soo qabanqaabiyaan oo idil ka mamnuucday qalabka codka dheer ee loo yaqaan Vuvuzelas kaasoo si aad ah ugu soo caan baxay cayaarihii adduunka ee sanadkan ka ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on September 02,2010

Somali Youngsters hold Qatar’s champion


imageThe Somali National U-17 football team who have been training in Doha for the past several weeks had its second friendly match against Qatar’s champion of the year Al-Gharafa FC on Wednesday evening, as the hotly-contested game ended in 1-1 ... [full story]


By Muuse Osman on September 01,2010

Taariikhda ciyaaraha olombikada aduunka (olympic games )


imageAkhristayaasha sharafta leh ee Somalisc.com waxaan usoo bandhigeynaa taariikhda ciyaaraha olombikada aduunka ( Olympic Games ) ee xagaaga oo ah tar tan ciyaareedka ugu balaaran caalamka .Sanadkii 1896 -kii ayaa markii ugu horeysay ciyaaraha olombikada lagu qabtay magaalada Athens ee ... [full story]


By ISBOORTI Editorial News on August 31,2010

WIDH: "Dhallaankeena aanu Isboortiga ku abaabino"..


imageShir aad u ballaran ayaa lagu qabtay magaaladda Tennesse ee Cariga Mareykanka, taa oo ay ka soo qeyb galeen guddiyadda Isboortiga ee ka kala socday Magaaladda Atlanta oo ay ka socdeen Dr. Cali Cusmaan Cali, Aweys Muuse Arbow (Aweys Fundi), ... [full story]


By Shafi'i Mohyaddin Abokar on August 30,2010

Xulka U-17 oo ku dur-duriyay kooxda Al-shaxaniya ee dalka Qadar


imageCayaartodya xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay17-ka sano ayaa caawa 2-0 ugu awood sheegtay kooxda Al-Shaxaniya ee dalka Qadar intii ay socotay cayaar saaxiibtinimo oo ku dhex martay garoonka Kooxda Al-Shaxaniya ee magaalada Dooxa.  Cayaarta oo ahady mid ... [full story]


By Maxamed Xaji Cali on August 29,2010

Chelsea, Arsenal iyo Man.United oo kulamadii maanta wada badiyey


imageKooxda Chelsea oo kulamadii bilowga horyaalka nus dersin goolal ah dhabarka u saartay kooxaha West Bromwich iyo Wigan ayaa dad badan sugayeen in kooxda Stoke wadadaas oo kale mari doonto hase yeeshee cayaaryahanada Stoke oo aad isku daafacay iyo nasiib ... [full story]


By Yusuf Yusuf on August 28,2010

Saleban Sports Foundation oo labo ciyaartooy Soomaaliyeed ugu qaadaya dalka ECUADOR.


image  Waxaa magaalada Nairobi dalka Kenya lagu qabtey shir aad u weyn iyo  seminaar looga hadlayay sidii loo hormarin karo sportiga East Africa, gaar ahaan dhalinta Soomaaliyeed ee soo koreysa. Shirkan  oo ay si wadajir ah u soo abaabuleen ... [full story]


By Said Ibrahim Hussein [BUUNA] on August 28,2010

Xulka U-17 oo Tababar uga Socda Qatar


imageXulka Qaranka ee da`doodu ka hooseyso 17-jirada kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa si rasmi waxaa ugu bilowday inay tababar ku qaadanayaan markii ugu horeysay dalka Qatar, iyadoo sanadihii ugu danbeeyay xulalka kala duwan ee K/Cagta ay ku tababar qaadan jireen dalka ... [full story]



mosque
eurosom_logo_s_01 soamli_s_uk1 keynaans_flag_01
mandela_cup_small
semcay_logo
English TV's Live
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
eXTReMe Tracker