header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930




Taariikh



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Muuse Osman on April 09,2008

Bandhiga Somalisc.com – Uefa champions league, naadiyada ugu hanashada badan, naadigii ugu horeeyay ee ku guuleysta,ciyaar yahanka hogaanka u haya gool dhalinta ---


imageAkhristayaasha sharafta leh ee somalisc.com waxaan jecel nahay in aan u soo bandhigno taariikhda horyaalka naadiyada Yurub,EUROPEAN CHAMPIONS LEAGUE  oo ka mid ah tar tamada kubada cagta ee ugu xiisaha badan looguna jecel yahay caalamka.   UEFA CHAMPIONS LEAGUE  oo hore ... [full story]


By Cabdulqaadir M. Wacays on April 04,2008

Sheeko Jacayl oo la magac baxay: NABAR AAN DAWOOBEYN


imageCodsi ka yimid dadweynaha ayaan waxaan isla garanay inaan sheeko cusub u bilaabno oo isla qoraagii weynaa ee Abdulqadir M. Wacays uu qoray, sheekadan ayaa magaceeda waxaa uu yahay NABAR AAN DAWOOBEYN.Waxaan dadweynaha xiiseeya sheekooyinka inaan leenahay qorayaal lagu faani ... [full story]


By Muuse Osman on October 18,2007

Taariikhda Xiriirka Baaskiilka Caalamka iyo midka Soomaaliya.


imageQarnigii 19-aad ayuu tartanka baaskiiladu kasoo bilowday qaaradda Yurub,iyadoo baaskiil wadidu ay ahayd cayaartii furitaanka ee cayaaraha Olombikada casriga ah oo 1896-kii ka dhacay magaala madaxda dalka Giriigga ee Athens, hase ahaatee tartankii ugu horreeyay ee baaskiil wadiida ee la ... [full story]


By Muuse Osman on October 17,2007

Maxaad ka taqaan guddoomiyihii 4-aad ee soo mara gudiga Olomgbikada aduunka ( ioc ) Sigrid Edström 1946 - 1952


imageSigfrid Edström, guddoomiyihii 4-aad ee soo mara guddiga Olombikada aduunka IOC, waxa uu dhashay 21-kii bishii November sanadkii 1870-kii,waxuuna ku  dhashay dalka Sweden, wuxuuna ka mid ahaa shaqsiyaadkii sida weyn ugu caanka ahaa Isboortiga aduunka xitaa xilligii uu dhiganayay dugsi ... [full story]



mosque
eurosom_logo_s_01 soamli_s_uk1 keynaans_flag_01
mandela_cup_small
semcay_logo
English TV's Live
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
Featured Author
eXTReMe Tracker