header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
27282930




Somali Education



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Mohamed Ali Sheikhey on September 22,2008

Ardayda ay da’doodi tahay 4 jir ayaa la sheega in la siin doono computer Laptop


imageMagaalada Montreal ee gobolka Quebec ee wadanka Canada ayaa sheegay in loo qeybin doono Computer HP 2133 Mini-Note notebook ardayda ku jirta “Kindergarten” oo ay da’doodi tahay 4 jir ah taasoo loogu dan leeyahay in la kordhiyo aqoonta ardayda iyadoo ... [full story]


By Calikheyr Sheikh Cumar Guure on September 16,2008

Howlaha Ramadaanka ugu kheeyrka badan‏


image     Mahad ideylkeed Alleey u Sugnaatay (SWT) Naxariis iyo Nabadgalyo Nabi Muxamed (SCW) Ehelkiisa Asxaabtiisa iyo intii Raacday Korkooda Allaha yeello, Amiiiiiiiiiiiiiiiin.... Asalaamu caleeykum waxarmatullaahi Wabarakaatuhu..... Intaas kadib walaalayaal waxaan isku dayeynaa inshaa allaah in aan wax ka tilmaanno Acmaasha wanaagsan ... [full story]


By Muxyaddiin M.Kaalmoy on January 24,2008

Sigaar-cabiddu sow Sun-cabid ma aha ?!!


imageSigaar-cabiddu sow Sun-cabid ma aha ?!!       Anigu ma ahi Takhtar, aqoon gaar ahna uma lihi xagga Caafimaadka iyo Cudurrada; daweyntoodana haba sheegin. Docda kale, weligay ma cabbin oo ma dhuuqin  Sigaar; Tubaakana haba igu soo hadal-qaadin;walow aan maqlay kuwa ... [full story]


By Cabdulqadir Maxamed Wacays on March 14,2008

Aakhiraan ku Haystaa (barnaamijka sheekooyinka ee Somalisc.com) - Qaybtii 4aad iyo 5aad,qaybtii dhamaadka


imageAakhiraan ku haystaa (barnaamijka sheeko gaaban ee Somalisc.com)Sheekadan waxaa qoray Abdulqadir M. Wacays, waxaana la qoray 1988-diie-mail cmwacays@yahoo.com   Qaybta 1aad      Qaybtii 2aad  Qaybtii 3aad   Qaybtii 4aad Kaddibna qoftii sidii baanu ku saaxiibnay. Mursal intuu saaxiibkii isha ... [full story]


  • Somali History
      {SUB_CATEGORY_MENU}

  • mosque
    eurosom_logo_s_01 soamli_s_uk1 keynaans_flag_01
    mandela_cup_small
    semcay_logo
    English TV's Live
    Most Popular
    Most Commented
    Most E-mailed
    Featured Author
    eXTReMe Tracker