header
Search the Site   Advanced Search »
Archive
Mo Tu We Th Fr Sa Su
123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930

Newsletter
Subscribe to newsletter:



General



Sort by:  title [Title]  author [Author]  date [Date]  down up


By Hussein Mohamed Hadaafoow on December 26,2013

kooxda kubadda kolayga Heegan oo ku furfuratay O.F.C(Sawiro)


imageKooxaha  Heegan iyo Olypic Fitnes  Centre ay ayaa shalay galab u kulmay garoonka  Wiish ee Degmada Cabdi-Casiis  kulanka labaad ee horyaalka kubadda kolayga 2013-14. kooxda Heeganoo xili ciyaareedkan ku duulaysa xidiga dib ugu soo laabtay  kooxda  Xasan Maxamed  Xasan ... [full story]


By Hussein Mohamed Hadaafoow on November 28,2013

Soomaaliya oo mar kale loo doortay booskeedii maamul ee CECAFA


imageGuddoomiyaha guddiga tartamada CECAFA, ahna xubin guddiga fulinta CECAFA Cabdi Qani Saciid Carab ayaa mar kale loo doortay in uu xilalkaasi kasii hayo ururka kubada cagta Bariga iyo bartamaha Africa ee CECAFA doorasho ka dhacday magaalada Nairobi ee dalka Kenya. ... [full story]


By Lafoole MN on January 14,2013

Ka Faaiidayso:BARBAARINTA ILMAHA EE WANAAGSAN!HALKEE LAGA BILABAA


imageHalkee laga bilabaa barbaarinta ilmaha ee wanaagsan? waa su´aal aad muhiim u ah, una baahan inaan si wanaagsan uga fikirno, jawaab sax ahna ka bixino. Waxaa dhab ah inayna ahayn inaan ka bilowno sidaan ilmaheena uga reebi lahayn madax adayga, ... [full story]


By Shaafici Muxuyadiin on January 13,2013

Howshii goglidda cowska Stadium Banadir oo la dhameystiray.


image Gabagabada dhigista cowska artifishalka ee garoonka stadium Banadir ayaa waxaa ay astaan u tahay in uu soo dhamaaday wajigii hore ee dhismaha garoonka, sida uu sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Cabdi Qani Sacdiid Carab oo maanta ... [full story]



 Quran Recitation & Hadith Translation Arabic/ English
ing._mansur_ali
أجمل محاضرة للإعجاز العلمي في القرآن
logo_d._h._muqdisho Cayaaraha Degmooyinka Gobolka Banaadir
mohamed_farah_01 Dadaal ayaa lagu gaaraa Guushaa
Wareysi, Coach Mohamed Salim & Referee A. Cadday
jama_aden Coach of the Year Jama Aden
Most Popular
Most Commented
Most E-mailed
eXTReMe Tracker