1da - 12ka Luuyo, 2009
Cayaaraha waxaa lagu qaban doonaa gegooyinka kala ah
The Soccer centre 7601 Matin Grove Road iyo The Hangar at Downsview Park 75 Carl Hall Road
Jadwalka Isku aadka iyo dhibca tiriska Somali Week, kubadda cagta Toronto. Waxaa
ka soo qayb gashay 16 kooxood, kuwaas oo loo qaybiyey 4
qaybood oo kala ah
Qaybta A:
1. Wembley United 2. Seef FC 3. Banadir 4. Edmonton
Qaybta B:
1. Somali United 2. Hiltop 3. Nabadda 4. Muqdishu FC
Qaybta C:
1. Albion 2. Northern Stars 3. Rochester NY 4. Dixon FC
Qaybta D:
1. Toronto United 2. Iftin 3. Cardif 4. Norway Simba