This is default featured slide 1 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 2 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 3 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 4 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

This is default featured slide 5 title

You can completely customize the featured slides from the theme theme options page. You can also easily hide the slider from certain part of your site like: categories, tags, archives etc. More »

 

Qabanqaabada tartanka November ee Atlanta.

OLYMPUS DIGITAL CAMERAAtlanta: Ka qeyb galka Isboortiga waxa laga hela caafimaad taam ah,waxa mar kastaba lagu abaabiyaa dhaalnka soo koraayo,waxa laga helaa sumcad oo aan waligaa kaa hareynin,waxa uu horseedaa is dhexgel ,waxaana laga bartaa is maqal iyo kala dambeyn,Ispoortiga dhaqankiisa koowaad waxa weeyey in uu diiradda saaro in la unko ciyaar ku wajahan wanaag iyo akhlaaq san,waxa kaloo isboortiga saldhig u ah dhaqan wanagsan oo aad u muujiso kooxdaada iyo kooxda kaa soo horjeeda iyo ugu dambeyntii in aad si edboon ku aqbashid Guusha iyo Guuldaradda waxa erayadaasi afkooda laga hayaa Gudoomiye Kuxigeenka Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka Mudana Aweys Muse Arbow(Aweys Fuundi) iyo Xoghayaha Guddiga Isboortiga iyo Dhaqanka Mudane Cabdulqaadir Xasan cadde(Caydiid Jeenyo).

Somali Judo Federation elects New Executive board

Judo Federation 14In its election congress held here in Mogadishu on Friday, 8th of August 2014, the Somali Judo Federation stakeholders elected a new executive board which will govern the country’s Judo for the next four years.

The federation which hasn’t achieved more both in and outside the country for the past several years due to lack of proper facilities and insecurity in the country is now intended to reappear amongst international Judo family with having full recognition by the World’s Judo governing body.

Faisal Aden oo u safanaya Qaranka KKS & Hankii Saciid Farax oo dhicisooway

 

Coach_OmarCayaaryahanka Xulka Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliyeed Faisal Aden, oo heysta Record-ka gool-dhalinta FIBA, oo horey Xoghayaha Xiriirka Kubada Koleyga Soomaaliyeed, Saciid Faarax u-sheegay in uusan sanadkaan u cayaari doonin Qaranka Soomaaliya, ayaa iminka la xaqiijiyay in uu u safan doono Xulka Qaranka Kubada Koleyga Soomaaliya oo 21-Bishaan Cayaaraha Afrika kaga qeyb galaya dalka Uganda.

Liverpool iyo Everton oo ismari waayey.

Liverpool  Kulankii kulan magaalaha ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Liverpol kuna dhexmaray kooxaha ka wada dhisan magaaladaasi ee    Liverpool iyo Everton ayey labada kooxood isku mari waayeen barbardhac 1-1 ah. 

Semcy playersTryouts in Spain Soccer Pictures

waawsemcay.com – Semcy playersTryouts in Spain Soccer Pictures

During Aug. 20, 2014. 3 of our talented players on Semcy (Dini, Anas, Abdulahi) where going to Spain for soccer tryouts training and games. They had a great time there, also had a wonderful experience. First they went to Toronto Pearson Airport and met the Canada’s national team captain named Dwayne De Rosario; he was 2010 MLs player of the week Round 10, he was also Canada’s top goal scorer and four-time best player. His son was with as in Spain.